Xukun dil ah oo saakay lagu fuliyay Sadex nin uu ku jiro Macalinkii Dilaaga ahaa !!

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay fagaaraha iskool buluusiya ku toogatay sadex nin oo lagu helay in ay katirsanaayeen kooxda Al Shabaab ee dilalka ka fulin jiray magaalada Muqdisho. Ragan la toogtay ayaa horey muuqaal laga duubay lagu baahiyay Warbaahinta dowlada iyo baraha bulshada, waxa ayna ka sheekeeyeen dilal badan ay ka fuliyeen … Continue reading Xukun dil ah oo saakay lagu fuliyay Sadex nin uu ku jiro Macalinkii Dilaaga ahaa !!